Maxaa Ku Cusub Caafimaadka – Haweenka Iyo Shaqada Habeenkii

Baadhitaano tiro badan oo laga sameeyay shaqada habeenkii ee haweenka iyo saamaynta ay ku yeelan karto, caafimaadkooda ayaa lagu ogaaday, in halis badan ay u leedahay caafimaadka haweenka, kuna keento cuduro tiro badan oo ay ka mid yihiin, xanuunka Kansarka ku dhaca naasaha. Baadhitaankii ama daraasadii ugu danbaysay oo laga sameeyay dalka Faransiiska ayaa cadaysay, in soo jeedka iyo shaqada …

DIGNIIN ISTICMAALKA BADAN EE MOOBEELADA AMA TELEEFANKA GACANTA AYAA KHATAR WEYN U KEENI KARA HOOYADA UURKA LEH ILMAHA AY SIDO

Haweeneyda isticmaasha taleefannada gacanta marka ay uur leedahay waxay u badan tahay inay ay dhasho carruur leh dhibaatooyin maskaxeed iyo dabeecadeed waxbarashaduna ay aad ugu adagtahay sida ku cad cilmi baaris rasmi ah oo waqti badan qaadatey oo ayaan dhaw lasoo daabacay. Sidoo kale caruurta ka yar 7sano ee isticmaala teleefanada ayey saameyn maskixiyan ah ku keeni kartaa maskaxdooda, Daraasadaan …