1. Wakhti isku mid ah seexi habeen kasta ilmaha. 2. Xiliga aad seexinayso iyo xiliga aad kicinaysaa waa inay isku mid ahaadaan maalmaha iskuulku fasaxa yihiin iyo maalmaha kalaba. Hadii laga tagi waayo hal saac oo farqi ah haw dhaxayso. 3. Saacada ka horaysa intaanu seexan ilmaha yar ha nasto. Tan macnaheedu waxa weeyaan ka ilaali inuu ciyaaro, waayo maskaxdii …
Inaad awood u yeelatid in aad ubad tafiirma aad ka tagtid ayaa ah nimco ilaahay uu bixiyo oo aynu marwalba ku mahadnaqayno. Awoodaha cajiib ka ah ee ilaahay ina siiyey ayaa badanaa waxa dhacda inaga oo aan ogayn sida ay dhibtu u gaadhayso ayaa dhacda in aynu si qaldan wax u caqabano,taas si fudud inoogu hogaamiso nin ahaan in ay …
Kelyahu waa labo xubnood oo leh qaabka ama shabahaada midhaha digirta, waxay ku yaalaan labada dhinac ee xangulaha. Kalyahu waxay qabtaan shaqo aad u culus oo muhiim u ah nolosha qofka. Waxay nadiifayaan dhiiga ayagoo ka saaraya qashinka jirku kasoo saaro waxyaalaha aan cunno ama cabno. Marka kelyahaagu aanay si fiican u shaqeynaynin, kaadi-saaris ayaa loo baahan yahay si jirka looga saaro …
Here are some of the potential negative health impacts of excessive work hours based on my knowledge from August 2023: Physical Health Risks: Mental/Emotional Health Risks: Long-term, the cumulative effects of overwork can be quite serious, potentially leading to chronic health conditions. It’s so important to recognize the signs of work addiction or burnout and take proactive steps to prioritize …