SHAQADA BADAN SAAMEYN MAKU YEELANAYSAA CAAFIMAADKAAGA?

Haa!!!!!!!!!!!!! Shaqadu waa awoodda iyo sababta aynu ku helno quutal daruurigeena,si nolosheena aynu ugu helno cunto,daawo,waxbarasho iyo adeegyada kale ee nolosheena ku horumarinayno sida caafimaadka. Haayadda caafimaadka aduunka waxa ay sheegtay in qofku uu shaqayn karo ugu yaraan 8-saacadood. 8-SAACADOOD OO SHAQO AH KADIB QOFKU SIDEE AYUU CAAFIMAADKIISA U ILAALIN KARAA? SHAQADA BADAN WAXA AY HOOS UDHIGTAA CAAFIMAADKAAGA! Haa ,waxa …

XUSKA MAALINTA XANUUNKA DHIIKARKA(HYPERTENTION).

Xanuunka dhiikarka waa mid Ka mid ah Xanuunada jiitama ,cadaadiska dhiigga oo Ka kooban laba cadaadis ayaa kale ah systolic blood pressure iyo diastolic blood pressure. Systolic blood pressure ayaa laga rabaa in uu ahaado 100- 120mm/hg. Diastolic blood pressure Ku uu ahaado inta udhaxaysa 60-80mm/hg. Cadaadiska dhiigga waxa laga rabaa in uu ahaado 120/80mm/hg. Hadii uu ahaado 140/90mm/hg ayaa …

ANEMIA CAUSED BY LOW OF IRON.

Anemia is a condition characterized by a low level of red blood cells or hemoglobin in the blood, which reduces the blood’s ability to carry oxygen to various tissues and organs in the body. One common cause of anemia is iron deficiency, which occurs when there is an inadequate amount of iron available for the production of hemoglobin. Iron is …