Ramadan kariim: dhowr qodob ooo muhiim u ah qofka macaanka/sonkorowga la nool ee soomka loo ogol-yahay.

1-Waa inuu cabo biyo ku filan xiliga afurka xabad timira si haday sonkortu dhacsan tahay kor ugu soo qaado iyo jab yar oo qari ah . sharaabka qasacadaysan iyo sharaabka sonkorta lagu daraba waa inuu iska ilaaliyo sidoo kale waa inuu yareeyo shaaha iyo kafeega maadaa ay kaadida badiyaan .2-waa inuu iska ilaaliyo mac-macaan lagu a furo iyo kuwa la …

𝗙𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱-𝗸𝗮 𝗸𝗼𝗼𝘀𝘁𝗮𝗱𝗮 🥬(𝗦𝗽𝗶𝗻𝗮𝗰𝗵).

Koostadu waxa kujiro dhammaan qaybaha Nafaqada waxay qani ku tahay fiitamiinada : vitamins K vitamin A vitamins C Folate (B9)Macdanta : manganese calcium, iron, sidoo kale Koostadu waxay leedaahay vitamins K iyo vitamin A aad u badan . 1.Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro koostada wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida aragtida habaynkii oo yaraato iyo …

Waxyaabaha kiciya ama yareeya shaqada qanjidhka thyriod-ka.

Qabjidhka thyriod ku waa qanjidh uhiimad baaxad weyn ugu fadhiya habsami u shaqaynta jidhkeena . Waxa uu ku yaalaa qanjidhku cunaha ,doobta hoosteeda. Waxa uu la shaqeeyaa hab-dareen wadka,cunto-burburinta ,heerka sonkorta sida loo xakameeyo iyo shaqooyin badan oo ka dhex-socda unugyada jidhka ee kale duwan. Thyriod-ku waxa uu soo daayaa walax loo yaqaan hormone oo kale ah ➖: SHAQOOYINKA AY …

HEALTH BENEFITS OF OMEGA-3.

Omega-3 fatty acids are a type of polyunsaturated fatty acids that are essential for human health. They play a crucial role in various bodily functions and offer several benefits. Here are some of the key benefits of omega-3 fatty acids: Heart Health: Omega-3 fatty acids have been shown to promote heart health. They can help reduce triglyceride levels, lower blood …