Wadnaha: waxa ay kor uqaadaa caafimaadka wadnaha,waxa hoos u dhaca subagga loo yaqaano triglyceride oo ku badan badanaa dadka macaanka qaba. waxa ay hoos u dhigtaa samaysanka xinjiraha khatarta ku ah wadnaha iyo maskaxda sidoo kale waxa omega 3 ka hortagtaa qaraaca wadnaha ee aan caadiga ahayn. Maskaxda: Feejignaan ,xasuusta qofka oo wanaagsanaata ,waxa ay kor u qaadda caafimaadka gidaarada …
Calcium waa mid ka mid ah nafaqooyinka jidhkeenu u baahan yahay oo aanu ka maarmi karin. Waxa ay inoo tahay muhiim xubnayaasheena sida wadnaha,lafaha,muruqyada iyo dareen wadka. LAFAHA. Qurub yada yaryar ee lafuhu waxyaabaha ay ka samaysan tahay ayey ka mid tahay calcium. 1200g-1400g oo calcium ah ayaa laga heli karaa jidhka ragga iyo dumarka. Lafah iyo ilkaha ayaa ay …
Marka uu qofku la nool yahay sonkoroow, waxa uu cuno iyo inta uu jimicsado ayaa ah arin farqi ku sameyn karta heerka caafimaad. Sidaa darteed waa muhiim in loo fara dhuubnaado cunnada loo doorayo qofka qabo sonkoroowga, iyo heerka looga baahan yahay iney dhaq dhaqaaqaan. Ma ahan arin ka caawineysa in xaddiga sonkorta dhiiga ay xakameysan tahay oo kaliya, waxay hoos …
collagen waa maado protein ah oo ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee maqaarkeenu uu ka samaysanyahay . 30% ayuu maqaarkeenu uu ka samaysanyahay oo protein ah. waxa ay muuqaal ay siisaa maqaarka,muruqyada,lafaha iyo unugyadada yar yar ee jidhkeena. cuntooyinkan waxa ku badan maadada collagen. NOOCYADA LAGU HELI KARO COLLAGEN WAXA KA MID AH:- @mohamed Mahadsanidin.