1. Miisaankag aad u ilaali ,oo ku ilaali inta la ogol yahay 75–80kg. 2. Cunto nafaqysan cun,cunto ka kooban khudaar cagaaran,sonkoro,barootiin ,dux ,macdano iyo fiitamiino. 3. 30 daqiiqo oo dhaqdhaaq ah ama guclyn,jimicsi. 4. Balwadaha aad isticmaashid yaree ,jooji muddo kadib si aad ugu noolaatid caafimaad waara. 5. Hadii aad sonkor la nooshahay(sonkorow) ku ilaali inta la ogol yahay. – …
Waxaa laga yaabaa inaad hore u ogaatay sida lawska u caafimaad qabo. Carbohydratesku ku yar yahay oo borotiinku ku badan yahay, lawskani wuxuu bixiyaa nafaqooyin kala duwan iyo dufan caafimaad qaba. Waa kuwan qaar ka mid ah faa’iidooyinka cajiibka ah ee ay bixiyaan. 1. 𝐋𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚 𝐔 𝐑𝐨𝐨𝐧 Lawsku waxa uu qani ku yahay maadada manganese iyo fosfooraska waxana ay caawisaa …
𝗜𝘀𝘁𝗶𝗰𝗺𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗞𝗵𝘂𝗱𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮: Haya’adda Caafimaadka Adduunka ee loo yaqaano(WHO), waxa ay ku talisay in maalinkasta la Cuno Khudaar qiyaasteedu noqonayso 𝟒𝟎𝟎 𝐠𝐦 Taas oo faa’ido aad badan u leh Nafaqada iyo Caafimaadka Qofka. 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟎𝟏𝟕,Waxay dhintay ilaa 3.9 million oo qof adduunka, Sababaha ugu wayn waxay ku taxaluqaan inaanay isticmaali jirin xaddi ku filan Khudaarta kala Duwan. Waxaa jira …
Orodku waa jimicsiga ugu wanaagsan marka labarbar dhigayo jimicsiyada kale, waxa uu qofku dhaqaajinayaa in taa uu ordayo dhammaan muruqyada jidhkiisa ,muruqyadaas oo isticmaalaya awood ay ku dhaqaaqaan . Orodka waxa aynu ka helnaa awood jidh ahaaneed,jidhka oo iska saara wasakhda badan,maskax fayow oo heshay dhiig fiican iyo awoodda wadnuhu dhiigga uu ku tuurayo oo wanaagsanaata. Uma baahnid orod badan …