Caruurta badanaa caabuqa dheguhu waxa uu ku dhacaa xilliga schoolka . Badanaa hore uma ogaano ilmaha maqalkiisu in uu hoos u dhaco ama dhegtu caabuq ay leedahay,badanaa waxa aynu ogaana xilliyada ay calaamado muujiyaan. Calaamadaha lagu arko waxa ka mid ah: Hadii aad aragtid ilmahaaga oo qanjo xanuunku uu kusoo noqnoqnayo ku dedaal sidoo kale in aad eegtid dhegaha waayo …
Sonkorta dhiiga hadii ay saraysanto luqadda caafimaadka waxa loo yaqaanaa hyperglycemia. Sonkortu hadii ay kasarayso aroorta hore qofku isaga oo aan wax-cunin- 125mg/dl waxa la odhanayaa sonkortiisu way saraysaa.. Qofku marka wax uu cuno kadib 2 saacadood hadii sonkortiisu ay ka sarayso 200mg/dl waxa la odhanaya sonkortiisu waysaraysaa. Calaamadaha lagu garto sonkortu in ay sarayso. – Harraad badan. – Qalayl …
Dadka qaar ayaa ka cawda in kaneecadu ay dhiigooda jeceshahay oo ay iyaga aad u qaninto. Laakin, aan garanayn sababta ay dadka kale uga dooratay oo ay markasta usoo doonato. Daraasad la sameyay ayaa waxa lagu ogaaday in dhawr shay ay sabab u noqdaan in qofka ay kaneecadu dad gaar uun qaninto. 1- Nooca dhiga- Darasad la sameyay ayaa lagu …
Waa su’aal aad u wanaagsan ooy is waydiiyaan waalid badan. Guud ahaan, waxaa la arkay in marka ay timaado in la siiyo daawo sharoobo aanu waalidku sidii la rabay u siin ilmaha. Qaar ka mid ah hooyooyinka, si kastaba ha ahaatee, waxay ku guuldareystaan โโinay siiyaan cabbirka saxda ah ee sharoobada ilmaha yar. Dhaqankii hore ee isticmaalka malgacada si loo …