Daraasad; Qaraha wuxuu leeyahay awood lamid ah tan kaniiniga Viagra.

Qaraha ama xabxabka waa mid u fiican jirkeena, faa’ido badan oo dhanka caafimaadka ah ayaa lag helaa balse cilmibaarayaal ku sugan dalka Mareykanka ayaa qaraha la barbardhigay kaniiniga Viagra ee kordhiya hammada. Xabxabka waxaa ku jira kiimiko loo yaqaanno citrulline, taasoo ay ku jirto waxyaabo la mid ah Viagra. Viagra waxa loo yaqaan “kaniiniga buluuga ah”. Sida laga soo xigtay …

QARUHU/XABXABKU WAXA UU U FIICAN YAHAY XUBINTA TARANKA NINKA.

Qaraha/xabxabku waa geed gaab midho nafaqooyin badan bixiyah. Xabxabka waxa ku jirta maado loo yaqaano citruline oo ah amino acids caawiya muruqyada xubinta taranka ninka ,sidoo kaleka hortagta biyo baxa degdega ah. citruline- waxa ay yaraysaa biyo baxa degdega ah sidoo kale waxa ay kor u qaadaa awoodda muruqa xubinta taranka ninka. Daawooyinka biyo baxa degdega ah ka hortaga ,marka …

SIDA UGU WANAAGSAN EE AAD U ISTICMAALI KARTID DAAWADA XIIQDA EE SALBUTAMOL.

Xiiqdu waa xanuun jiitama ,tuunbooyinka hawadu dhex qulqulayso ayaa dhuudhuubnaanaya ,hawadii ayaa gidaarada ku dhacaysa oo cidhiidhi gasha waa sababta qofku uu codkaa fodhida ah uu uga dhex maqlo laabtiisa weeyi. Daawooyinka xaaladda degdeg ah loo isticmaalo xiiqda waxa ka mid ah daawada la isku buufiyo ee loo yaqaano salbutamol. Goorma ayaa la isticmaala ? Xilliga la isticmaalayo waa xilliga …