Maadada aspartame oo haayadda caafimaadka aduunku ay ku dartay walxaha-keena xanuunka kansarka.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa aspartame ku dartay liiska maaddooyinka sababa kansarka, maadadaas oo lagu daro cabitaano kala duwan waxaana kamid ah cabitaanka shirkadda Coca Cola ee loo yaqaan Diet Coke, Coke Zero, Pepsi Max, iyo 7 Up Free. Balse waxaa la sheegay in hadii aspartame loo isticmaalo qiyaasta loogu tala galay maalin kasta, inay yareynayso khatarta kansarka, haddiise …