Ka guuleysiga qabatinka maadada nicotine Daraasad ayaa tilmaameysa in 70 boqolkiiga dadka sigaarka caba ay jeclaan lahaayeen iney iska gooyaan cabidda sigaarka. Hasa yeeshee dadka inta badan isku daya iney iska jaraan kuma guuleystaan isku daygooda ugu horeeya. Sababtuna waxay tahay qofka ayaa jir ahaan iyo dareen ahaanba ugu tiirsan maadada nicotine ee ku jirta sigaarka. Dadka inta badan isku daya iney …
Are vitamins or minerals important to my dental health? There are certain vitamins and minerals that can have a positive impact on our oral health. What we consume through foods or supplements contributes to how healthy our teeth, mouth and gums are. Certain vitamins and minerals have can help reduce mouth sores, tooth decay and gum disease. Consuming a nutrient-rich diet …
Caafimaadkaaga oo wanaagsaadaa waxa uu kuu horseedayaa cimri-dheer. Sanadadan maadaama ay aad usoo badanayaan xanuunada jiitama waxa aad muhiim u ah in aad caafimaadkaaga la socotid isbedel walba . Sidee ayey kuugu hirgalaysaa in aad caafimaadkaaga aad la socotid? Waxa aad muhiim u ah inaad haysatid shax(table) ay kuugu qoran yihiin :- Iyo macluumaad kale oo aad ku hagaajinaysid caafimaadkaaga. …
Dumar aad ubadan ayaa isku arka calaamadaha caabuqa-kaadi-haysta ku dhaca ,marmarka qaar aad ugu soo noqnoqda marka ay qaataan hab-daaweynta. Nuglaanshiyaha caabuqa soo noqnoqda marka loo eego tobankii rag ah waxa uu kusoo noqdaa 4 ka mid ah ,halka tobankii dumar ahba uu kusoo noqdo 7 ka mid ah ,sababta ugu weyn waa samaysanka tuunbada kaadida dumarka oo ka gaaban …