Faa’idooyin kooban oo laga dhaxlo naasnuujinta khaaska ah ee aanu la socon caanaha kale ee macmalka ah:

Faa’idada hooyadu ay ka hesho: Hadii uu ilmuhu naasnuujinta qaadan waayo muxuu khatar ugu jiraa? Hooyooyin badan baa weeka ugu horeeyaba ka niyad jaba naasnuujinta oo markaba idhaahda kuma filna naaska caanuhu. Intaanad ka joojin ama aanad caano kale u bilaabin fadlan fahan khataraha aad wajihi karto waalid hadaad dayso naaska caanihiisa ama se aad yaraysaba. Laba qodob uun eeg …

Dhiigga umusha kadib yimaada.

Waxa uu iman karaa marka ay hooyadu umusho ilaa 12 usbuuc kadib ,waa dhiig bax khatar badan oo saameyn ku yeelan kara gabadha. Waxa ay u baahan tahay goob caafimaad in hore loo geeyo si tallaabo xilli hore loo qaado. Calaamadahan ayaa kuu muujin kara :- Haddii aad haysato qalabka lagu cabiro cadaadiska dhiigga waa muhiim in aad sii cabirtid …

10-High protein fruits.

While fruits are generally not high in protein compared to other food groups like meat, dairy, or legumes, some fruits do contain moderate amounts of protein along with other beneficial nutrients. Here are some fruits that are relatively high in protein: 2.Avocado.Protein: About 3 grams per cup (sliced).Benefits: High in healthy fats, fiber, and various vitamins and minerals. 3.Jackfruit.Protein: Around …