Dhaawaca soo gaadha neerfaha wajigu waa dhaawacyo halis ku ah quruxda maqaarka wajiga. Badhka mid ah wajiga ayaa qaloocsama ama isku urura . MAXAA SABABA? qodobadan dhammaantood waa qodobo keeni kara in neerfaha wajigu ay dhaawacmaan . CALAAMADAHA LAGU GARTO IN DAREEN-WADKA WAJIGU UU DHAAWACMAY. Dadka ka dhaawacmay neerfaha wajiga waxa ay muujiyaan calaamado aan qarsoomayn oo aad ka dheehan …
Xiiq dheer waa infekshan si fudud ku faafa oo ku dhaca qaybta hawa mareenka. Cudurkaan wuxuu leeyahay qufac dheer oo jiidmaya kaasoo bukaanka dhib ku ah, Xiiq dheertu waxay badanaa ku dhacdaa caruurta yar yar iyo dhalinyarada difaaca jirkoodu daciifka yahay. Cudurkaan wuxuu ahaan jiray dilaa kahor inta aan lasoo saarin tallaalka. Astaamaha lagu garto xiiq dheerta: Astaamaha lagu yaqaan xiiq dheertu …
𝑯𝑶𝑹𝑫𝑯𝑨𝑪 Jabka soo gaara misigta/sinta ayaa ah mid saameeya dadka waayeelka ah (da’doodu ka weyntahay 65 jir). Dhibkan waxa u ku badan yahay dumarka 5-laab marka loo barbar dhigo raga. Sababta ayaa ah in isbedel ku yimaado hormoonnada dumarka kadib marka uu joogsado dhiiga caadada ah ee qofka dumarka ahi hesho da’da ka hooraysa ilaa 40 jirka. Hormoonnada ayaa faaidooyin …
Macdanta magensium- waa nafaqo u wanaagsan dareemayaasha,murqaha , lafaha iyo xadiga sonkorta ee dhex qulqulaysa dhiiga oo ay xadido sidoo kale proteins ka hida siduhu uu ka kooban yahay ayey ka qaybqaadataa samaysankiisa. Hadii aanad qaadan in muddo ah cunto ay ku jirto magnesium waxa dhici karta in baahi badan jidhkaagu uu u qabo ,baahidaas oo aad isku aragtid calaamado …