Uurku wuxuu jiraa ilaa 40 toddobaad. Toddobaadyada waxa loo qaybiyaa saddex saddex bilood. Saddexda bilood ee ugu horreeya waa waqtiga u dhexeeya bacriminta ukunta shahwada (rimidda) iyo toddobaadka 12 ee uurka. Jirka haweeneydu waxa uu maraa isbeddello badan inta lagu jiro 12ka toddobaad ee ugu horreeya uurka. Dumarku waxay inta badan bilaabaan inay ka welwelaan: Maxaa la cunaa? Fiitamamiino ma …
Testestrone waa hormone laga soo daayo dhikilaha(testes) unugyada loo yaqaano leydig cells. Ragga waxa uu siiyaa ➖ Dumarka waxa uu siiyaa:- QOFKA UU HOOSEEYO TESTESTRONE MAXAA LAGU GARTAA? Marka uu hoos udhaco testestrone hormone ku waxa uu sifudud uga muuqaa ragga marka la garab dhigo dumarka. Cuntooyinka kor uqaada testestrone-ka. Talo.
Hadii aanad haysan dawooyinka loo lagu daweeyo qufaca ee sharoobo ah ama kiniin la qaato waxaad isticmaali kartaa waxyaabo fudud oo aad gurigaga ka helayso. Waa waxyaabo dabiici ah oo laga helayo guriga. 1- Malabka Malabku waxa uu u wanagsan yahay qufaca gar ahaan kisa qalalan. Cilmi baadhis la sameyay oo la is barbar dhigayay dawoyinka qufac baabiyaha iyo malabka …
Sonkorowgu/macaanku waa xanuun jiitama ,ganacu waxa uu waayaa unugyada usoo saara maadada insulin oo control-sha heerka sonkorta dhiigga dhex-qulqulaysa. Sonkorta badan ee dhiiggu waxa ay waxyeelo u gaysataa unugyada dareemayaasha,taranka,indhaha,kelyaha,wadnaha iyo lugaha. Hadii sifiican oo loo ilaalin heerka sonkorta waxa ay keeni kartaa cawaaqib xumooyin saamayn xun leh . Siyaabaha lagaga hortago dhibaatooyinka macaanku gaysto waxa ka mid ah: Cabirka …