KALEBIXIDDA LAFAHA(CARUURTA).

Kale-bixiddu waxa ay dhacdaa marka laftu kasoo baxdo godka ay madaxa kula jirto. Dhaawac ayaa soo gaadha kale-goysyada marka sicadaadis leh loo soo jiido gacanta ,ama ilmuhu si aan miisaamnayn uu u fadhiisto ama lugta uu kale dhaco meel kale dheer. Kalabaxu waxa uu ka dhacaa meel walba oo ay ku kulmaan laba lafood. CALAAMADAHA LAGU GARTO KALEBAXA. FIRST AID …

14 QODOB OO MUHIIM U AH KAADI HAYSTA.

Dadka way kuyartahay hadal haynta kaadihaysta,laakin qof walba way saameynaysaa . Kaadi-haystu waxa ay kutaalaa uur-ku jirta hoosteeda,waxa ay qaadaa xaddi badan oo kaadi ah. Si aynu u ilaalino caafimaadka kaadi haysta waxa muhiim ah in aynu raacno qodobadan inoo tibaaxayah caafimaadka kaadi-haysta. Haysashada badan ee kadida aad xajinaysid uma wanaagsana kaadi haysta saameyn ayaa ka dhalan karta. kaadi haysashada …

MARAQ-DIGAAGA IYO HALISTIISA CAAFIMAAD.

Khubarada caafimaadku waxa ay ka digaan inta badan dhibaatooyinka caafimaad ee ay leeyihiin walxaha farsamaysan ee cuntooyinka lagu darsado. Maraq digaagga aad ayay Soomaalidu u isticmaashaa waxayna ku darsadaan suugada si loogu carfiyo, dhanaanna loogu yeelo, shirkadaha sameeya maraq digaagga ay badanaa soomaalidu isticmaasho waa: “Maggi”, “Oxo” “Jumbo”, “Knorr” iyo “CalNort”. Talow Ma Isweydiisay, Muxuu Maraq Digaaggu Ka Samaysan Yahay? …

COLLAGEN-TA IYO CAAFIMAADKA MAQAARKA.

Collagen waxa ay masuul ka tahay muuqaalka maqaarkaaga,jilicsanaantiisa,kale baxsanaanta,awoodiisa iyo marka lakale jiido halkiisa in uu kusoo noqdo. Waa maaddo muhiim u ah maqaarka iyo badqabkiisa. collagen waa protein waana qurubka ugu yar uguna faaiidoda badan ee uu ka samaysan yahay maqaarkeenu. Meelaha kale ee laga helo waxa ka mid ah lafaha iyo seedaha. Collagen way ku yaraataa maqaarkeena sanadba …