IRON-TU HADDI AY HOOSAYSO ISBEDELLO NOOCEE AH AYAA KU IMANAYA CAAFIMAADKA JIDHKAAGA.

Iron-tu waa macdan aad muhiim ugu ah samaysanka unugyada cascas ee dhiigga . xaddiga dhiigga korodhkiisa waxa ugu weyn ee ku xidhan waa macdanta iron. Dhiigaagu waxa uu u baahanyahay iron si loo sameeyo hemoglobin ,hemoglobin waa protein inoo xanbaara maadada oxygen taas oo dhex marayasa xididada dhiigga qaada. Haddii aanu jidhkaagu aanu haysan hemoglobin ku filan unugyadaadu ma helayaan …

BLACK HAIRY TONGUE.CARABKA OO TIMO MADOW KASOO BAXAAN.

Carabka oo ay dushiisa kasoo baxaan timo-yaryar oo madow waa xaalad ku meelgaadh ah oo qofku uuna noloshiisa ayna ku oolayn timaha, waxyeelo malaha carabka midabkiisa ayey ka dhigayaan mid madow oo dhogor leh. CALAAMADAHA LAGU GARTO . MAXAA SABABA . papilla -ha carabka dushiisa ku yaal ayaa dhaadheeraanaya,unugyada dhintay ee carabka dushiisa ayaan la qashin saarayn taas ayaa keenaysa …

6 FAAIIDO OO LAGA HELO MACDANTA ZINC.

Waa inaad maqashay isticmaalka zinc si kor loogu qaado habka difaacaaga, daawaynta shubanka ama xitaa hagaajinta xusuusta iyo garashada. Waxaa si weyn loo isticmaali jiray tobanaan sano si kor loogu qaado caafimaadka iyo fayoobida, laakiin faa’iidooyinka zinc ee maqaarka iyo timaha ayaa inta badan la iska indhatiraa. SIDEE AYUU ZINC U CAAWIYAA MAQAARKA? Fallaadhaha qorraxdu waxay saameyn xun ku yeelan …

NEEF-QABATOWGA XILLIGA HURDADA.

Neef-qabatowga xilliga hurdadu waa mid dhaca qofku marka uu seexdo ,waa xaalad caafimaad darro oo halis badan ,qofku hadii uu daalanyahay oo uu sameeyo khuuro dheer waxa ay tilmaamaysaa in hawo-mareenku uu xidhanyahay qofkana hawo-qaadashadu ay ku adagtahay. Neef-qabatowga waxyaabaha sababa waxa loo qaybiyaa laba:- CALAAMADAHA LAGU GARTO NEEF-QABATOWGA XILLIGA HURDADA. YAA KHATAR UGU JIRA NEEF-QABATOWGA XILLIGA HURDADA? Si aad …