Dhego-fidiye waa cudur ku dhaca badanaa caruurta, dadka waawayne wuu ku dhacaa.Xanuunka wuxuu ku dhacaa qanjirka lagu magacaabo “Parotid Gland”, qanjirkaan wuxuu ka mid yahay qanjirrada soo daayo ama soo saaro calyada, taasoo muhiim u ah calaajinta cunnada. Waxaa keeno jeermiska feyraska ee loo yaqaano “Mumps”, isla magacaas ayaana afka qalaad lagu dhahaa, dad badan oo bulshada ka mid ah …
kaabajku waa mid ka mid ah khudaarta cagaaran Nafaqooyinka laga heli karo cabage ka waxa ka mid ah : kaabajka waxa muhiim ah in aad u kariso, kadib aad isticmaashid fadlan ha isticmaalin isaga oo aan karsanayn.
Cinabka oo ka mid ah cuntooyinka xilliga xagaaga soo go’da ee si isku mid ah ay carruurta iyo waayeelkuba u jecel yihiin ayaa ay xeeldheerayaasha caafimaadku caddeeyeen in uu leeyahay faa’idooyin caafimaad oo tiro badan. Waxa kale oo uu waxtar la taaban karo u leyahay caafimadka dheefshiidka, araga iyo indHaha. Cunista cinabka oo la joogteyaa waxa ay ka hortag u …
Xubin walba oo jidhkeena ah in ay hesho jimicsi waa mid muhiim u ah caafimaadkeeda. Indheheenu waxa ay ubaahan yihiin nasasho maalintii ugu yaraan 30 daqiiqo ,habeenkiina 8 saacadood. Habab badan ayaa indhaha loogu jimicsiiyaa oo kale ah. – In aad eegtid hareerahaaga adiga oo aan dhaqaajinayn madaxaaga kaliyah indhaha uun leex-leexinayah 30 second. – In aad duugto indhaha dushooda …