Waxa badanaa la siiyaa qofka fuuqabaxa (shuban ama mantag yeesha). waxa ay qofka ay usoo celisaa macdanaha ka baxa sida potassium ,calcium iyo soidum. oo ah macdano aad inoogu muhiim ah. Macdanahan waxa ay kor usoo qaadayaan awoodda qofka fuuqbaxay. NOOCYADA FUUQBAXA: – Xumadda. – Shubanka. – Mantagga. Calaamadaha lagu garto qofka fuuqbaxay waxa ka mid ah :- – Awood …
Babaaygu wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu caafimaadka badan, iyadoo ay ka buuxaan nafaqo kala duwan. Wuxuu qani ku yahay fitamiinno iyo macdano ay ka mid yihiin fitaamiin C, fitamiin E, phosphorous, copper, potassium, iron, calcium, manganese iyo magnesium. Waa kaloo ku badan faybar, fitamiin A, bioflavonoids iyo maadooyinka sun-saarista. Faa’idooyinka caafimaad ee laga helo babaayga: Caafimaadka dheefshiidka. Babaaygu waxa …
Men’s Health Week heightens awareness of preventable health problems and encourages early detection and treatment of disease among men and boys. Check out our 4 health tips to start during Men’s Health Week. – Exercise for 150 minutes per week. – Don’t forget your annual physical. – Commit to a healthier diet. – Recognize and manage stress. 10 Ways to …
Hurdo-yaraantu waa ay sii kordhaysaa sanad-sanadka ka danbaysa . Sababaha ugu waaweyn ee keenaya waxa ka mid ah technology-da oo isticmaalkeeda inagu batay , nafaqo yari , fiitamiinada vitamin b complex oo hoos udhaca ,isku buuqa ,xanuunadada jiitama sida macaanka iyo dhiikarka. Dadka xanuunada dhiikarka iyo macaanka leh hadii ay hurdadu ay ku yaraato waa muhiim in ay cusbitaal aadaan …