Baahida caafimaad ee marwlba looga baahan yahay vitamin-b complex waa mid sii kordhaysa. Waynu koraynaa,waynu tarmaynaa sidoo kale waxa jidhkeena ka dhacaya isbedelo caafimaad oo hor leh. Vitamin b complex waa mid ka mid ah vitamins ka ugu muhiimsan jidhkeena si uu iskaga difaaco xanuunada iyo dheeritirka caafimaad ahaan ee jidhkeena. Vitamin b complex waxa ay ku milantaa biyaha . …
Isticmaalka toonta ayaa la muujiyay inay jidhka u leedahay faaโiidooyin caafimaad oo badan. Aynu eegno faaโiidooyinka caafimaad ee ugu muhiimsan ee toonta. 1. Toontu waxa ay xoojisaa habka difaaca jidhkaaga. Xumadda dengue fever oo ah xumad hadda kusoo badanaysa dhulka soomalida waxa ay toontu u tahay ka hortag wanaagsan. Difaaca jirkaaga ayaa ah waxa ka hor istaagaya in uu jirro …
Sanjabiil waa geed caleemo yar yar leh oo la beerto. midhahiisa wuxuu ku sameystaa jirrida hoose waa sida lowska oo kale dherer ahan kama weyna sida uu u baxo bariiska ,marka aad aragto kama duwana dhirta kale ee caadiga ah. Caalamka oo dhan ma jirto wadan aan laga isicmaalin sajnabiisha heerer kal duwanna waysoo martay hadaba warbixintan kooba waxaan ku …
CUNTOOYINKEE AYAA MUHIIM AH XILLIGA AY JIRTO XUMADDA DENGUE FEVER? Maadaama xumaddan ay keenayso fuuq-bax ,awood la’aan iyo tabcaan aad u daran waxa muhiim ah in qofku uu isticmaalo cuntooyin awood siinaya kana hortagaya fuuq-baxa . Cuntooyinka aad qaadan kartid xilliga xumaddu ay jirto waxa ka mid ah :- – Toonta. – Gallayda. – Hadhuudhka. – Canbe-babaay. – Beedka. – …