MIISAANKAAGA OO SARREEYA WAXA UU KUGU HOGAAMINAYAA KANSAR.

Miisaanka xad dhaafka ah ama buurnaanta ayaa lala xiriiriyay khatarta sii kordheysa ee 13 kansar oo kala duwan, oo ay ku jiraan mindhicirka, naaska, ilmo-galeenka iyo beeryarada. Dufanka xad-dhaafka ah wuxuu keenaa barar ku dhaca jidhka kaas oo kor u qaada koritaanka burooyinka wuxuuna caawiyaa unugyada kansarku inay kala qaybiyaan. Unugyada baruurtu waxay kaloo soo saaraan hormoonka estrogen, kaasoo kicin …

XANUUNADA AY KANEECADU KEENTO XILLI-ROOBAADKA.

Kaneecadu waa cayeyaan xanuun dhaliye ah ,xanuunka ayey kasoo qaadaa bukaanka waxa ay ku mudaa qofka caafimaadka qaba isna sidaas ayuu xanuunka ku qaadaa. xanuunada ay keento xilli-roobaadka waxa ka mid ah :- xanuunka duumada(malaria). xanuunka zika virus. xanuunka west nile virus. xanuunka dangue virus. Anopheles waxaa la yiraahdaa nooca dhadigga kaneecada ee keenta malaariyada ama duumada sida dadka qaarkiis …