TIMAHA IYO FIITAMIINADA(VITAMIN)-DA FAAIIDADA U LEH.

Timuhu waxa ay ubaahan yihiin in ay koraan ,quruxbadnaadan sidoo kale ay dhalaalaan. Nafaqooyinka timaha ee kale duwan waa kuwa u horseedaya timaha in ay noqdaan timo quruxbadan oo soo jiidasho leh. Timo-daadashadu waxa ay ka timaadaa nafaqooyinkan timaha oo kuyaraada . Timaha sidoo kale bixintooda iyo daadashadooda waxa ka qayb qaata da’da, deegaanka , hiddo sidaha iyo nafaqada qofku …

DHIIG-SHUBIDDA.

Xaddiga dhiiggu marka uu gaadho xaddi aad ku deeqi kartid ayuunba laguu ogol-yahay in aad dhiig shubtid. Caadi ahaan qofka qaan-gaadhka ah waxa laga rabaa in xaddiga dhiigga ah ee ku jiraa uu yahay 12-16g/dl . Marka laga imaado in la cabiro xaddiga dhiigga ah oo kuu sheegaya inta garaam ee kugu jirta waxa jira calaamado kale oo lagu ogaan …

DHIIKARKA XILLIGA UURKA.

Dhiikarka ku dhaca hooyada inta uurka ay siddo ayaa loo yaqaan gestational hypertention. Cadaadiska dhiigga oo laga rabo caadi ahaan 120MM/HG ayaa noqonaya mid ka sarreeya inta caadiga ah. Waxa uu ku dhacaa 6% kiiba dumarka uurka leh , haddii ay hooyadu uurka ka hor ay yeelato xanuunka dhiikarka waa mid ka duwan oo xaalad aan uurka ahayn ay kukeento …