Si aad awood ugu yeeshid ugxantaada dhaqdhaqaaqeeda , dhakhaatiirtu waxa ay isku raaceen in kaarootadu uu yahay daawo-dhaqanka kaliyaata ee kordhiya tirada biyaha taranka ninka iyo awoodooda ay ku gaadhayaan bacriminta ugxanta dumarka. waxa uu ka koobanyahay maado loo yaqaan Carotenoids mid liimi ah oo faaiidooyin caafimaad oo badan jidhkeena u leh kaas oo ka caawinaya ugxanta socodka iyo awoodd …
Beerka aadamuhu waa xubin aad u cajiib badan ,maalin walba waxa uu sameeyaa maadada bile waxa inaga caawisaa burburinta cuntada ,iskubedelka nafaqooyinka ,saaridda sunta ,beerku waxa kale uu inaga caawiyah in daawooyinka laga qashin saaro sidoo kale uu ka dhigo daawo aan waxyeelo lahayn. Maaha in aad qarisid calaamadaha la xidhiidha in beerku uu wax qabo sida ,huruud indhaha iyo …
Jadeecadu waa mid ka mid ah xanuunada faafa ,xanuunkaas oo lagu kale qaado hawada,taabashada iyo dareeraha qofka bukaanka ah hadii uu kusoo gaadho. Waa xanuun ka hortag leh ,waxa uu leeyahay talaal. Wakhtigan aynu joogno caruur aad u badan ayaa ay ku dhacday waa qiyaasti maalintii waxa ay ku dhacdaa 10–15 caruur da’doodu ay ka hoosayso 15 jir , Marka …
XANUUN CUSUB OO KA DILAACAY 12 WADAN OO ADUUNKA AH. Monkeypox waxa keena fayras(virus) loo yaqaano Orthopoxvirus / variola virus waa virus fudud oo ku dulnool daanyeerka ,kaas oo ibnu-adamka ku keeni kara xaalado caafimaad darro oo aad u baahsan . waxa uu qofku calaamad ku yeeshaa 1–2 usbuuc sidoo kalena xanuunka jidhkiisu uu kaga bixi karaa wakhtigaa. illaa hadda waxa …