XANUUNKA CANDIDA EE AFKA.

Candidada waa ilmo-aragtay fungus ah ,caabuq ayuu kukeenaa afka marka qofka difaaciisu uu hoos u dhaco. Badanaa waxa laga helaa habdhiska dheefshiidka iyo unugyada jilicda san ee afka iyo xubnaha taranka , wax dhib ahna kuma hayso ,laakin qofku marka uu difaaciiso hoos u dhaco ayey waxyeeladeeda lasoo baxdaa. Candida albican noo loo yaqaan 80% waxa ay kunooshahay afka ,waata …

HALIS CAAFIMAAD OO INTEE LEEG AYAA KA DHALAN KARTA AGABKA AY CARUURTU KU CIYAARTO MAALMAHA CIIDDA?

Maalmaha ciidda iyo maalmaha farxaduhu ay jiraan waxa aynu la wadaagnaa caruurteena inaga oo u iibinayna agab ay ku ciyaaraan sidan qori ,baaskoolad iyo biibii ay buufinayaan. Dr Axmed Ismaaciil Cige oo ku takhasusay cudurrada indhaha kana howlgala magaalada Hargeysa ayaa BBC-da uga warbixiyay dhibaatada caafimaad ee ka dhalan karta waxyaabaha ay carruurta ku dheelaan xilliyada ciidda. Wuxuu sheegay in …

FAAIIDOOYINKA CAAFIMAAD EE BAYTARAAFKA.

Baytaraafku waa mid mid ah khudaarta ugu muhiimsan ee aynu ka helno iltamareed aad u nafaqo badan. Waxa aynu ka helnaa nafaqooyin aad u badan oo iskugu jira macdano,fiitamiino ,sonkoro iyo duxo. HEERKA NAFAQO EE AYNU KA HELNO BAYTARAAFKA. Barootiinka ku jira 1.6 g. Macdanta Potassium10 g. Macdanta calcium 0.01g Macdanta magnesium5%. Macdanta milixda 78mg. Subaga duxda ku jirta 78mg. …

SI DABIICI AH ILKAHAAGA UGA  NADIIFI BUNKA/QAXWAHA.

Qaxwaha/bunku waa laba cabitaan oo aad ula xidhiidha dhaqankeena iyo hawl-maalmeedkeena. Ilkaheena waxa  badanaa ku hadha midabka iyo huubaha qaxwaha  ama bunka, taasna uma wanaagsana caafimaadka ilkaha. Haddii aan sifiican loo nadiifin waxa aad u kordha xanuun dhaliyeyaasha sida dabiiciga ah afka ugu nool sida streptococci . Bakteriyadu ilkaha waxa ay kusiidaysaa sun jilcisa adkaanshiyaha iliga ,kadib uu dalooshamaa sifudud …