CAAFIMAADKA AFKA.

Ilkaha iyo afku waa albaabka ay ka bilowdaan habdhiska dheefshiidka . Haddii ilkahaagu(gawsuhu)dhib ay qabaan waxa muhiim ah dhibtaas iyo xanuunka ka jira in aad goor hore aad daaweyso. maqaalkan waxa aan idinla wadaagi doonaa qodobo ku anfaci doona oo ilkahaaga ku ilaalin doona caafimaad iyo awood. Cab biyo leh maadada fluride oo ka caawinaysa awoodda ilkaha badanaa biyaha aynu …

WAXKA OGOW MUHIIMADDA TESTESTRONE.

RAG IYO DUMAR MAXAA FAAIIDO GU JIRTA? Testestrone waa hoormoonka jinsiga ,hoormoonka oo ka ciyaara qayb laxaadle horumarinta,koritaanka xubnaha taranka ragga iyo qanjiga prostate. waxa uu ka qayb-qaataa qaangaadhnimada ragga sida murqaha ,soo bixidda timaha sare iyo timaha hoose. shaqada ugu weyn ee uu inoo qabto ragga waa horumarinta xubnaha taranka si ay usoosaaraan ugxan awood badan . Ragga iyo …

5-QODOB OO ILMAHAAGA KA DHIGAYA MID KA AWOOD BADAN XANUUNADA.

Dhammaanteen waxaan rabnaa inaan ka ilaalinno carruurteena haddii ay ahaan lahaayeen dhicitaanno, kuuskuus iyo nabarro – ama caabuq cudurro laga fursan karo. Si aad ilmahaaga uga caawiso in uu ka fogaado jirrada, waxaa muhiim ah in aad dhiirigeliso caadooyinka wanaagsan oo aad qaado tillaabooyin kor loogu qaadayo habka difaaca jirkooda laga bilaabo da’da hore. “Inta badan waxa ka dhigaya habka …