Tiirka labaad ee islamku waa sallaada ,sallaada waxa aynu ka helnaa faaiidooyin badan oo caafimaad ,maanta waxa aynu ka warami doona caafimaadka ku jira sujuudda Marka aad sujuuddo muruqyadaada qoortu waxa ay helaan awood ay ku xajiyaan dhulka inta kale ,labada gacmood muruqyadooduna waxa ay noqdaan qaar xoogan ,tan waxa aynu ka helnaa xooganaan iyo awood rabbaani ah oo aynaan …
Waa mid ka mid ah kansarada aan badnayn ee lasoo darsa qofka aad iyo aadkana u khatar badan waxa loo yaqaan kansarka ay keento gastric(gaastariga). Xaaladaha hore waa ay adagtahay in la xaqiijiyo kansarka caloosha maadaama ay calaamado badan ay ka simanyihiin xanuunada ku dhaca uurkujirta sida xundhurta ,gastriga iyo ameebada. CALAAMADAHA LAGU GARTO KANSARKA CALOOSHA . MIISAANKA OO LUMA. …
liver cirrhosis waa marka unugyada caafimaadka qaba beerku ay dhaawacmaan oo aanay si fiican u shaqayn karin. unugyada beerka ee dhaawacmay/bararay ayaa xannibaya socodka dhiigga ee beerka gudihiisa. Tani waxay dishaa unugyada caafimaadka qaba ee beerka waxayna dhaawacdaa unugyada. Haddii beerku uu shaqada uu joojiyo waxa xal ah in beerka la bedeo , hadii beerka dhinac caabuq uu kaga dhaco …
HURDO WANAAGSAN WAA BADQABKA CAAFIMAADKA JIDHKEENA IYO MASKAXDEENA. Ka fikir dhammaan arrimaha carqaladayn kara hurdada wanaagsan – laga bilaabo culayska shaqada iyo masuuliyadaha qoyska ilaa caqabadaha lama filaanka ah, sida xanuunada. La yaab ma leh in hurdo tayo leh ay mararka qaarkood qarsoomi karto. Iyadoo laga yaabo inaadan awoodin inaad xakamayso waxyaabaha carqaladaynaya hurdadaada, waxaad qaadan kartaa caadooyin dhiirigeliya hurdo …