MAXA AY DHAGUHU II CUNCUNAAN?

Dhaguhu waa xubnayaasha muhiimka u ah qofka ibnu adamka ah , xaaladaha caafimaad darro ee lasoo darsaa waa dareen baaxad leh oo qofku si degdeg ah u dareemi karo isla wakhtiga xaaladu lasoo daristo. cun-cunka dhegta waxa uu ka bilaabma dhegta afaafkeeda hore ,tuunbada dheer ee isku xidha qaybta pina-ha ee hore ilaa dareen wadka dhegta ee auditory nerve , …

CUNTOOYIN DIFAACAGA KHATAR KU AH.

CUNTOOYINKA HOOS U DHIGA DIFAACA JIDHKA. Cuntadaadu waxay saamaysaa sida aad dareemayso iyo sida jidhkaagu u shaqeeyo. Iyadoo nafaqo-cufan, cunto si fiican u wareegsan ay taageerto nidaamka difaacaaga, cunto ay ku yar tahay nafaqooyinka iyo cuntooyinka aadka loo habeeyey waxay wiiqaan shaqada difaaca. Maqaalkani waxa uu taxayaa 6 cunto oo laga yaabo in uu daciifiyo habka difaacaaga. CUNTOOYINKA SONKORTA LAGU …

DHAAWACYADA SOO GAADHA XINIINTA.

Ragga iyo wiilasha, xiniinyaha ayaa ka laalaada bannaanka jidhka iyagoo ku jira kiish maqaarka ah . Meesha ay ku yaalaan awgeed, shilal badan oo kala duwan ayaa sababi kara dhaawacyo xiniinyaha ah. Dhaawac cad (gadood ama jug) ayaa sababa ilaa 85% dhaawacyada xiniinyaha. Tusaalooyinka waxaa ka mid ah: – Laad laad. -Ku dhufashada kubad/. -Shil mooto. -Shil baaskiil. Qaladaadyada kale …

ASPIRIN IYO XANUUNKA REYE’S SYNDROME.

Aspirin waa daawo loo qaato marka ay jiraan xumadda iyo kaarka badan. Da’ ahaan waala qaataa da’ walba laakin waxa uu aad ugu khatar badan yahay caruurta yaryar. Xanuunka aadka u daran ee ku dhaca caruurta ee loo yaqaan REYE’S SYNDROME waxa keena ama sababa daawada aspirin ,badana xanuunkan waxa uu ku dhacaa caruurta da’doodu kahoosayso 10 jirka. Reye’s (Reye’s …