Gabadh walba oo uur-qaada waxa muhiim ah in ay taqaano calaamadaha khatarta ah ee xilliga uurka lasoo gudboonaan kara. Maadaama xaaladdan hawlo aad uculus lasoo darsayaan hooyada uurka leh waxa muhiim ah in ay kafogaato waxyaabaha halista badan sida orodka , shaqada adag , sonkorta badan , milixda badan iyo fuulista goobaha dhaadheer. Calaamadaha khatarta badan waxa laga dhaxli karaa …
Zinc waa macdan iyo nafaqooyin jidhkeena muhiim u ah . faaiidooyinka aynu ka helno waxa ka mid ah hab-dfiaaceena oo aad u xoogaysta ,iskana difaaca dhammaan xanuunada iyo caabuqa ku dhaca dhammaan jidhkeena. Xilliga qofka ay ku imaadaan xaalad caafimaad darro sida timo daadashada ,xanuunada difaaca hoos u dhiga iyo xaaladaha qofka isku buuqa galiya dhammaantood waxa ay dhakhaatiirtu ay …
Canbe waa cunto khudaar ah ,aad u dhadhan macaan ku farxad galinaya marka aad cunaysid. Waa cunto dhamaystiran ,waxa kujira fiitamiino ,macdano iyo nafaqooyin u wanaagsan difaaceena ,kana hortagaya xanuuno badan Nafaqo ahaan waa cunto aad muhiim inoogu ah cuniddiisu . NAFAQOOYINKA KU JIRA. B)kolorka kujiraa waa 67 , maalintii qofka waxa looga baahan yahay 4. T) subaga iyo duxda …
FISH OIL. Saliidda kalluunka waa mid ka mid ah kaabisyada cuntada ee inta badan la isticmaalo. Waxay hodan ku tahay omega-3 fatty acids, kuwaas oo aad muhiim ugu ah caafimaadkaaga. Haddii aadan cunin kalluunka saliidda leh, qaadashada kabka saliidda kalluunka waxay kaa caawin kartaa inaad hesho omega-3 fatty acids oo kugu filan. Waa maxay Saliidda Kaluunka? Saliidda kalluunka waa dufanka …