Cabirka heerka hawada oxygen ee aynu qaadanno , iyada oo la cabirayo inta hawo ee ay xambaarsanyihiin unugyada cascas ee dhiigeena, maadaama unugyada cascas ay kudul yaalaan unugyada loo yaqaan hemoglobin. jidhku waxa uu aad ugu baahan yahay xaddi oxygen ah hadii uu waayo si hufan uma shaqaynayo. Dhab ahaantii heerka oxygen hadii hoosayso ,jidhku waxa uu muujin doonaa calaamado …
Miyaad garanaysaa faaiidooyinka caafimaad ee uu leeyahay fiitamin E. Warbixintan waxa aynu kaga hadli doonaa , faaiidooyinka fiitamin E-ga Iyo xanuunada uu daawada u yahay. fiitamin E waxa laga helaa furuutka , salliidaha ,afakaadada iyo meelo kale oo aad ubadan . MUXUU INOO QABTAA FIITAMIN E? NADIIFIYE WANAAGSAN OO JIDHKA AH. waxa uu qurxiyaa maqaarka isaga oo meesha ka saaraya …
Keratomalacia waa xaalad isha (ocular), badiyaa saameeya labada indhood (labada dhinac), taas oo ka dhalata yaraanta daran ee fitamiin A. La’aantaas waxay noqon kartaa cunto (sida, qaadashada) ama dheef-shiid kiimikaad (ie, nuugista). Faytamiin A wuxuu lagama maarmaan u yahay aragga caadiga ah iyo sidoo kale korriinka saxda ah ee lafaha, maqaarka caafimaadka leh, iyo ilaalinta xuubka xabka ee dheef-shiid kiimikaadka, …
Dhowr maalmood kadib waxa soo baxday qaylo dhaan aad u cabsi badan ,inaga oo go dhibaatada iyo caafimaad darrada baahsan ee uu keenay xanuunka covid-19 . OMICRON waa nooc ka mid ah SARS-CoV-2, fayraska keena COVID-19. Kala duwanaanshiyaha ayaa markii ugu horreysay lagu wargeliyay Ururka Caafimaadka Adduunka ee Koonfur Afrika 24kii Noofambar 2021. MAXAA AY KU KALE DUWAN YIHIIN DELTA …