Hemoglobin waa protein -barootiinkaa oo ku dul yaal unugyada cascas , shaqadiisuna waa in uu inoo xambaaro hawada oxygen. sidoo kale waxa ay qaadaa oo ay jidhka ka saartaa qashinka hawada carbon . haddii ayna jirin ama ay dhiigga ku yartahay maadada hemoglobin waxa hoos udhac weyn uu ku imaadaa hawo mareenka iyo hawo qaadashada , taasna qofkii saamayn aad …
Caabuqu waxa uu ku kordhaa 5 siyaabood , taas oo qofka u sahasha in uu sifudud uu xanuun u qaadi karo . calaamadaha lagu garto in caabuq dhaliye uusoo galay waxa ka mid ah:- -xumadd. -kaar/xanuun badan. -barar. 5-TAN SIYAABOOD AYAA SI SAHLAN KUUGU KEENI KARA CAABUQ. 1.GACMO AAN NADIIF AHAYN OO AAD KU TAABATO SANKA ,AFKA IYO INDHAHA. Jeermisku …
Haddii aanad qabin xanuunada dhagaha ku dhaca waa muhiim in dhagahaaga aad u nadiifisid. Dhaguhu waxa ay soo daayaan dareere loo yaqaan dhukkay, hadii uu adkaado saamayn ayuu ku yeeshaa maqalka iyo caafimadka dhegta , sifudud ayaa loo nadiifiyaa. Dhagaha hadii ay galaan cayeyaan sida xuunka,baranbarada iyo dhammaan cayeyaanka yaryar ee duula waxa dhegta nadiifinaya xirfadle caafiaad ,waa in si …
In aad ka habsaantid akhrinta iyo ogaanshiyaha tobankan qodob maaha. Kelyuhu waxa ay ka mid yihiin xubnayaasha halbowlayaasha ah. Tobanka qodob waxa ay kale yihiin:- XADDIGA BADAN EE XANUUN BAABIIYAHA AH. Daawooyinka xanuun baabiiyeha ah ee aan lagu bixin waraaqda ee loo yaqaan NSAIDs ,waxa ay hoos u dhigaan kaarka iyo xumadda ,laakiin waxa ay dhaawacaan kelyaha ,haddii aad hore …