WAA MAXAY NEBULIZER MACHINE-KU?

Haddii aad leedahay hawo qabatin(xiiq),haddii ay xaaladu cuslaato daawooyinkuna ay wax ku tari waayaan dhakhtarkaagu wuxuu ku qorayaa in mishiinkan lagugu xidho si daawoo laguugu siiyo. mishiinkan qof walbaa uu isticmaali karaa sidoo kale waa mid la qaadi karo goob walba iyo meel walba uu u qaadan karo qofka bukaha . Daawooyinka xiiqda ee mishiinkan loo isticmaalo waa qaar dareere …

QANJIDHKA PROSTATE -KA.

QANJIDHKA RAGGA. Qanjidhka loo yaqaano prostate gland waa qanjidh yar oo kuyaala inta u dhaxaysa kaadi-haysta iyo xubinta ragga. Qanjidhku waxa uu sidoo kale udhowyahay malawadka ,tuunbada kaadida dibadda usoosaartaa waxa ay dhex-martaa qanjidhka prostate ka ,kaadi haysta iyo xubinta ragga ilaa ay kaadidu dibadda u baxayso . SHAQOOYINKA QANJIDHKA. –Qanjidhku waxa uu soo daayaa dareere yar kaas oo ilaaliya …

FAAIIDOOYINKA CAAFIMAAD EE MISIRKA.

Misirku waa cunto aad u dhadhan macaan oo soo jiidasho leh ,sidoo kale waa cunto ka mid ah cuntooyinka aad muhiimka inoogu ah hab difaaceena . xubnayaasha muhiimka u ah jidhkeena sida wadnaha ayaa ay soo bandhigaan in uu aad muhiim ugu yahay. WADNAHA. Wadnuhu waxa uu ka mid yahay xubnayaasha ugu qaalisan jidhkeena ,cuntooyinka aynu isticmaalno faaiidada aynu ka …

POTASSIUM -HADDI AY KU YARAATO JIDHKAAGA MAXAA KU DHICI KARA?

Potassium waa mid ka mid ah macdanaha jidhkeena aadka ugu muhiimka ah. Habsami u shaqaynta jidhkeena marka la isku wada qaado faaiidooyin aad ubadan ayey inoo leedahay . faaiidooyinka potassium aynu ka helno. potassium waxa ay kor uqaadaa shaqada muruqyada midhicirada ,waxa ay ka hortagtaa calool istaaga. potassium muruqyada waxa ay siisaa awood ayku sameeyaan fiditaan iyo laabasho taas waxa …