POTASSIUM -HADDI AY KU YARAATO JIDHKAAGA MAXAA KU DHICI KARA?

Potassium waa mid ka mid ah macdanaha jidhkeena aadka ugu muhiimka ah. Habsami u shaqaynta jidhkeena marka la isku wada qaado faaiidooyin aad ubadan ayey inoo leedahay . faaiidooyinka potassium aynu ka helno. potassium waxa ay kor uqaadaa shaqada muruqyada midhicirada ,waxa ay ka hortagtaa calool istaaga. potassium muruqyada waxa ay siisaa awood ayku sameeyaan fiditaan iyo laabasho taas waxa …

5 FAA’IIDO OO AY LEEDAHAY YOGOURT.

Caano-fadhigu waa caano iyo nafaqooyin kale oo la isku daray ,aad iyo aad u nafaqo badan . Cunto dhaqankeena waxa ay cuntada ku isticmaalnaa ciir ,ciirtu aadbay unafaqo badan tahay waxa ay ka koobantahay waa caanaha inta ugu nafaqada badan. Caano fadhigu waxa uu ka kooban yahay biyo,caano barotin, dux iyo sonkor. 1.Caano-fadhigu waa nafaqo dhamaystiran waxa aad ugu badan …

SIDEE AYAA AAD U NADIIFISAA DHEGAHAAGA?

Dhegtu waa xubin muhiim u ah nolosheena ,sidoo kale waxa ay aad muhiim ugu tahay socodka qofku uu soconayo. dhegta maadaama maalin walba intaas o kun oo boodh ah ay galayaan waxa ay samaysaa difaac ay iskaga ilaalinayso dhaskaas iyo bakteeriyadaas in ay waxyeeleeyaan sidaa darteed waxa ay soo daysaa dareere yar oo looyaqaano dhukay. Dhukayga dhegta marka laga sifaynayo …