Daawada omeprazole waa daawo ka mid ah daawooyinka loo isticmaal xanuunka gastric ,daawadan waa daawo ay bulshada soomaalida iyo ethiopianku ay aad u isticmaalaan . OMEPRAZOLE YAA ISTICMAALI KARA? Waxa lagula tacaalaa caabuqa ay keento backeriyada caloosha laga helo ee loo yaqaano helocobacter bacteria , acid-ka calooshu markay badato iyo xanuunka loo yaqaano GERD. Daawadan badanaa waxa ay dadka ku …
Ilkaheenu waxa ay leeyihiin godad aan daloolin lakin xoodan sida buurta oo kale ah ,kuwaas oo inaga anfaca in ilkaha sare iyo ilka daanka hoose ay si isleeg isku dul istaagan ,xiliga cuntada la burburinayana waa kuwa inaga caawiya in sifiican loo burburin karo cuntada. Daloollada ayaa ah aagag si joogto ah u burburay oo ku yaal dusha adag ee …
ARAGTIDA FOG OO AAD SIFIICAN U ARKI WAYDO MAXAA AAD KA DHAXLI KARTAA? Dhimis -darradu ( myopia) waa xaalad aragti guud oo aad ku arki karto walxaha kuu dhow si cad, laakiin walxaha kaa fog ayaa cawlan. Waxay dhacdaa marka qaabka ishaadu ay keento in fallaadhaha iftiinku si qaldan u foorarsadaan (u diidaan), iyagoo diiradda saaraya sawirrada indhahaaga hortiisa halkii …
Isnidaamisku waa caabuq ku dhaca maqaarka jidhkeena . Waxa sababa ilmo aragtay xanuun dhaliye ah oo loo yaqaan Sarcoptes scabiei. xanuun dhaliyahan oo maalmo iyo bilo ku dul noolaanaysa maqaarkaaga ,way ku tarmaan kadib beedka ayey dhigaan maqaarka dushiisa ,waxa ay dhaliyaan cun-cun , barar iyo finan biyo leh oo aad u xanuun badan. 130 million oo qof ayaa maalintii …