Vitamin C ogow.

Vitamin C waxa aynu uga baahanahay si jidhkeenu uu u koro sidoo kale unugyada dhaawacma iyo unugyada gaboobay loo bedelo oo looga dhigo unugyo shaqadooda si caafimaad qab ah u gudanaya. Goorma ayaad u baahan tahay vitamin C. Calaamadaha lagu garto in Vitamin C uu kaa yaryahay. Qofka maalintii intee ayaa laga rabaa in uu isticmaalo oo vitamin C ah. …

Vitamin A Ogsoonow!

Vitamin A waa mid ka mid ah fiitamiinada duxda ka samaysan,jidhkeenu ma samaysto waxa uu badanaa ka helnaa dibadda ,dhirta ,hilibka cad /hilibka cas iyo kiniini/sharoobo ah. Xanuunada ka dhasha marka Vitamin A uu yaryahay waxa ka mid ah:- Faaiidooyinka vitamin A inoo leeyahay waxa ka mid ah:- Cuntooyinka laga helo waxa ka mid ah :- mohamed ibrahim / Mihnadle …

Follic acid iyo hooyada uurka leh.

★ ★ ★ ★ ★ Waa maxay Folic Acid? Folic acid waa qaab dadku sameeyo oo fiitamiin B ah oo loo yaqaan folate. Folate wuxuu ka ciyaaraa door muhiim ah soo saarida unugyada dhiiga CAS-CAS wuxuuna caawiyaa tubada neerfaha ee cunugaaga inuu yeesho maskaxda iyo xudunta laf-dhabarka. GOORMA AYAAD BILAABI KARTAA QAADASHADA FOLLIC ACID? Waxa aad bilaabi kartaaa 3-4 toddobaad …

Waxa aad u kordhay tirada dadka qaba xanuunka xiiqda(asthma).

Xanuunka xiiqda ayaa xanuun ku dhaca hawo-mareenka. Qofku marka uu hawo uu qaato,hawadaas oo ay ku jiraan dhaska,ubaxyada iyo dhirta budadooda ,dhogorta xayawaanka kuwaas oo ku keena qofka difaaciisu in uu diido waxa lasoo daayaa dareerayaal layidhaa,cytokinase, histamine ,prostaglandin iyo leukotrienes kuwaas oo ka dhiga muruqyada hawadu dhex qulqulayso qaar dhuudhuuban oo adag ,kadib qofku hawada uu qaadanayo iyo ta …