5 QODOB OO KOR UQAADAYA HABKA DIFAACA JIDHKA.

Hannaankan oo aad u ballaaran, wuxuu ka sameysan yahay unugyo haragga, dhiigga, dhuuxa lafaha, xuubabka, iyo qeybaha kale ee jirka. Marka hannaankaas uu u shaqeynayo sidii loo baahnaa, wuxuu ka hortagayaa halis kasta oo ku soo weerarta, wuxuuna xakameynayaa dhibaatada ka dhalan karta weerarradaas, sida laga soo xigtay Hay’adda Caafimaadka ee NIH. Haddaba, si jirkaaga uu isu difaaco, waxaad u …

4 SABABOOD OO AY MUHIIM UTAHAY IN ILAMAHA LA NAAS-NUUJIYO 6-DA BILOOD EE U HORREEYA .

In kasta oo xulashada shaqsiyadeed ee hooyooyinka, haddana waxay ku habboon tahay ilmaha iyo hooyada labadaba in dhallaanka la nuujiyo ugu yaraan lixda bilood ee ugu horreysa. Waxay siisaa ilmaha xasaanad, isaga oo ka ilaalinaya dhowr arrimood oo caafimaad inta lagu jiro bilaha hore ee dhalashada kadib. Waxay ka kooban tahay saddexda nafaqo -yaqaanka, sida. dufanka, borotiinka iyo karbohaydraytyada. Dhakhaatiirtu …

XANUUNKA AMEBIASIS-KA .

Xanuunka ameba waa caabuq ka mid ah caabuqyada ku dhaca mindhicirada waaweyn ee hab-mareenka cuntada. Xanuunkan waxa uu aad ugu badan yahay caruurta maadaama ay badanaa afkooda waxyaabo aan nadiif ahayn ay isticmaalayaan. sida cunto aan nadiif ahayn ,biyo aan nadiif ahayn ,dhagaxan ,ciid iyo waxyaabo badan oo caruurtu ku ciyaarto . Waxa ay sahli karaan waxybaaha ilmuhu ku ciyaarayo …