MAXAAD SAMAYN LAHAYD HADII AAD LA KULANTO QOF UU KU DHACAY FAALIG?

Faaliggu waa xanuun kamid ah xanuunada aan faafin . faaligga waxa keena oo ugu badan waa dhiikarka oo aad u sarreeyaa. calaamadaha faaligga waxa loosoo gaabiyaaa FAST. F-FACIAL WEAKNESS(MUUQAALKA WAJIGA OO URURA AFKUNA UU QALOOCDO). ARM WEAKNESS(GACMAHA MID KAMID AH OO AWOODEEDU YARAATO AMA SHAQAYNAYNBA.) SPEACH PROBLE(HADALKII OO KU ADKAADA QOFKA) TIME TO CALL(WAKHTIGAN WAA IN AAD WACDID QOFKU CAAWIYA) …

CAANO-YARIDA NAASKA HOOYADA.

Hooyooyin badan ayaa aaminsan in caanaha naasahooda in ay ku yaryihiin ilmahooda, sababtane waxay tahay iyagoo aaminsan waxyaabo qaldan oo ay ku ogaadaan in caanaha ay yaryihiin ama ay badan yihiin. Tusaale ahaan, hooyooyinka qaar ayaa waxaa calaamad u ah in hadduu cunuggu dilqaynin in naasahooda caanaha ku yaryihiin. Hooyooyinka qaar ayaa aaminsan in haddii naasaha aysan caano ka keeni …

SIDEE LOO XIDHAA CANNULA ?

Cannulla waa tube yar oo la raaciyo xididada dhiiga ama tiftaafyada . sabababaha loo isticmaalo waxa ka mid ah:- -In daawo qof lagu siiyo. -In cuntooyinka nafaqada leh ee xididka laga qaato qofka lagu siiyo. -In dhiigga marka qofka lagu shubayo lagu xidho. QALABKA U BAAHANTAHAY. Gacmo galis (gloves). Jeermis dile(alcohol). Cudbi(cotton). xadhig(torniquate). siringe(syringe and needle) . daawada qofka aad …