Warbixino caafimaad ayaa lagu so bandhigay in in fiitamin d-gu aad u horumariyo caafimaadka naaska ,kana hortago in kansar uu ku dhaco. Marwalba oo ay soo booqdaan dumarku dhakhtarada ,dhakhaatiirtu waxa ay uqoraan fiitamin -d maadama uu aad u caawinayo xaaladaha caafimaad ee gabadha sidoo kale dumarka dhaafay da’dii dhasha ayaa ay daraasaduhu sheegayaan in ay muhiim aad ah u …
In aad isticmaashid cuntooyin muhiim ah xilliga jidh-dhiska aad ku jirtid waa muhiim. cuntooyinka ku haboon jidhiska marka aad galaysid gymta waxa ka mid ah :- Biyo . Beedka. barootiinka loogu talo galay gymta oo aad ku qastid caagadd ta biyaha oo kale ah. afakaado. buskud ama cuntooyin barootiin ku badan yahay, caano-fadhi ama yogourt. kalluunka , waxa ugu wanaagsan …
Cuntada xiliga suxuurtu waa cuntooyinka ugu muhiimsan bisha barakaysan ee ramadaanta, culimada caafimaadkuna waxay sheegeen inay suxuurtu ka muhiimsan tahay afurka, sababtoo ah waa cuntada ka caawinaysa qofka in uu u adkaysto culayska soonka, iyadoo ku dhiirrigelinaysa qofka in uu soomo, ajar iyo xasanaad badanina uu ku jiro. Cuntada suxuurtana waxaa ku jira faa’iidooyin caafimaad oo qofka sooman u suurogelinaya …
Sanadadii ugu danbaysay waxa sii kordhaya tirada dadka sonkorowga qaba, labada xaaladood ee sida baahsan usii kordhinaya waa mid waalidka laga dhaxlo iyo mid ay sababaan qodobo qofku isagu iskii caado uga dhigto kadibna hoos udhac baaxad weyn u gaysata habsami u socodka shaqada ganaca. Hadii waalidkeen uu leeyahay xanuunka macaanka waxa muhiim ah in aynu la socono kana hortagno …