Xanuunnada lugaha ee habeenkii ma aha oo kaliya xanuun, laakiin waxay sidoo kale kaa celinayaan ama ka hortagayaa inaad hurdo fiican seexato, taas oo muhiim u ah caafimaadkaaga. Biyo cabistaa oo yaraata iyo dhiigga lugaha imanaya oo yaraada waa sababaha ugu badan ee keena in lugaha habeenkii kaar aad u badan aad ka dareentid. Waxa ay ku badantahay dadka da’ …
Cashada habeenkii marka aad qaadatid , haddii aad ku seexatid waxa aad laabtaada badhtankeeda ka dareemaysaa xanuun aad mooddo sida dhinbiil dab ah . Kaarkaas oo aad dareemaysid 5 minute ba mar waxa uu noqon karaa mid iskii iskaga baaba’a ama mid xaalad xun oo aad u daran aad dareentid oo kale go lahayn. Laab-dillaacu waa mid ka mid ah …
Ferroglobin waa nafaqo dhamaystiran oo sharoobo ah , waxa aad ugu badan maadada iron ,fiitamiino iyo nafaqooyin badan oo jidhkeena aad u taageera sida dhiig kordhinta iyo difaaca jidhka. IRON-ta ku jirta waxa ay jidhka u qabataa in ay ka caawiso samaysanka maadada hemoglobin oo ah maado aad ugu muhiim ah unugyada cas-cas ee dhiiga kuwaas oo shaqooda ugu badan …
Haweenka uurka leh ,ee cayilan miisaankooduna aadka u sareeyo , hadii ay leeyihiin xanunada jiitama sida macaanka iyo dhiikarka waxa ay halis aad ah ugu jiraan in ay xanuunka ay sifudud u qaadaan marka loo eego dhigooda kale ee uurka leh ee aan lahayn xanuunada macaanka iyo dhiikarka. Habkooda difaac oo ah mid aad isku bedbedalaya laguna tilmaamo inuu marwalba …