Budada ensure waa mid kamid ah cuntooyinka ugu nafaqada badan ee la siyo dadka difaacoodu uu hooseeyo ,waxa ka mid ah dadkaas:- -dadka la nool xanuunka HIV/AIDS. –dadka la nool xanuunada jiitama sida macaanka ,dhiikarka iyo kalyo xanuunka. –dadka kelyaha loo sifeeyo. HALKAN KA AKHRI NAFAQOOYINKA KU JIRA CAANAHA ENSURE HALKAN KA BOGO. https://static.abbottnutrition.com/cms-prod/abbottnutrition-2016.com/img/Ensure-Original-Powder.pdf
Meningitis-ku ama Qoor-gooyaha sida soomaalida u taqaanno, waa cudur halis ah oo si dhakhso u dila caruurta iyo dadka waaweynba, wuxuu nafeeyaa, maskaxda, indho-beel ayuu keenaa ama dhagoolnimo, haddii aanan 24-ta saac ee ugu horreyso wax laga qaban. Waa xanuun waaliddin badan ay ku waayeen caruurtooda maadaama si kadis ah uu ku billawdo, una eg xanuunnada leh qandhada iyo madax …
Boogaha iyo nabarada ay yeeshaan dadka macaanka la nool waa nabarro ku bilowda sida finka , dillaac ama dhaawac soo gaadha adimaha iyo gacmaha. waa nabar furan oo leh dhammaan calaamadihii caabuqa(cassaan , barar iyo diirimaad) saddexduba waxa ay ina tusiyaan goobtaas in caabuq uu ka jiro . nabarradan waxa ay kudhacaan 15% kiiba dadka macaanka leh . qofka sonkorwga …
sonkorowga la xadayn waayey waxa uu sabab in uu dhaawac soo gaadho qaybta araga indhaha ee loo yaqaan ratinaha. waa maxay ratina? waa nude yar oo aad ujilicsan , waxa ay kuyaalaan gidaarka u danbeeya ee indhaha. ratina waxa ay leeyihiin xidido dhiigga gaadhsiiyaa dhamaan nudayaasha uu ka koobanyahay ratina , sonkorowgu waxa uu dhaawacayaa tuunbooyinkaa dhiigga gaynaya ratinaha kadib …