QANIINYADA MASKA. YAREE SOCSOCDKA GOOBTA UU MASKU QOFKA KA QANIINAY. -Bukaanka jiifi oo deji.• Bukaanka ujiifi si meesha masku kaqaniiney ay uga hoos marto wadnaha.• Duub faashad weyn oo cadaadis ahaddinka la qaniiney oo dhan. Isticmal qori siaad u diidid dhaqdhaqaaqda addinka.• Bukaanka waa in la qaado xarun caafimaad.• Haddii maskii la dilay u dir xarunta si loohubin karo noociisa. …
madax xanuunka loo yaqaan dhanjafka waxa badanaa uu ku dhacaa qayb madaxa ilaa wajiga ah , badanaa waa dhinac sida madaxa qaybtiisa sare , isha illaa daanka oo midig ama bidix ah . dhanjafku ku waxa uu la xidhiidha habdhiska dareen wadka . badanaa xanuunkan wakhtiga uu dadka hayo waxa loo qaybiyaa laba mid qofka uu haynayo 4 saac iyo …
Daroogo kasta oo aad geliso jirkaaga waxay mareysaa kilyahaaga. hadii aanad daawada u qaadan sida uu kuugu sharaxay daawo yaqaankaaga ama dhakhtarkaaga waxa ay keeni kartaa in kelyahaagu dhaawac uu soo gaadho. XANUUN BAABIYEYAASHA IYO KELYAHA. daawooyinka xanuun baabiiyeyaasha ma qoraan dhakhaatiirtu ama dawoyaqaanku waa sida sharciga ah ee ay inoo dhigayso ururka caafimaadka aduunka. dawooyinkaas waxa ka mid ah …
CASHARKII LABAAD. DHIIG JOOJIN. qofka bukaanka ah ee dhiig baxaya waa in la joojiyaa , Cadaadis toos ah. Dhiig-bax kasta waxaa lagu joojin karaa maro adag oo lagu xiro oo ah tan ugu nadiifsan oo markaas la heli karo. Meesha dhaawaca ahugu dhig marada si cadaadis ah. Kor-u-qaadid. Bukaanka u jiifi si meesha dhaawaca ahi ay uga sare martowadnaha. Haddii …