GARGAARKA DEGDEGA AH .

Gargaarka degdegaah waa daryeel lasiiyo bukaanka inta aan la gayn goob caafimaad. Gargaarka degdegga ahi waa kaalmo gaaban oo la bixiyo markii wax lamafilaan ahi dhacaan si loo badbaadiyo nolosha, loona hortago dhaawac dheeri ah, qofka dhibaataysanna looga khafiifiyo xanuunka, inta laga gaarsiinayo gargaar dhakhtareed oo sare. Naf ayaad badbaadinaysaa haddaad degdeg wax uga qabatid• Qof neeftu ku xirantay;• Qof …

OMEGA IYO CAAFIMAADKA QOFKA .

omega 3,6,9 waa mid ka mid ah nafaqada jidhkeenu sida aadka ugu baahanyahay ,xaalado badan ayaa dadka loogu qoraa ,iyada oo xoogga la saarayo in la siiyo dadka xanuunada jiitama la nool sida macaanka iyo dhiikarka. CALAAMADAHA LAGU GARTO IN AAD U BAAHANTAHAY OMEGA . kale goysyada oo qofka xanuuna. hurdo badan . dhukay badan . xasaasiyad joogto ah . …

6 QODOB OO AAD KAGA HORTAGI KARTID KANSARKA KU DHACA NAASAHA.

Keliya akhrinta ereyadaas waxay ku abuuri kartaa dumar badan walwal. Taasina waa wax dabiici ah. Ku dhowaad qof walba wuu ogyahay qof uu taabtay cudurka. Laakiin waxaa jira war badan oo wanaagsan oo ku saabsan kansarka naasaha maalmahan. Daaweyntu way sii fiicnaaneysaa, waxaanna in ka badan sidii hore uga ogaannay siyaabaha looga hortago cudurka. lixdan tallaabo ee fudud ayaa kaa …