★ ★ ★ ★ ★ Marka qofka macaanka leh sonkortiisu ayna ahayn mid xadid nayn(uncontrolled) ay tahay,jidhku waxa uu lumiyaa biyo badan,kadib qalayl ayuu noqdaa,taas waxa ay keentaa in maqaarkiisu uu noqdo mid qalalan. Sonkorta dhiigga dhex qulqulaysaa haddayna noqon mid xadidnayn waxa dhici kara in ay dhaawacmaan ,neerfaha lugaha iyo gacmaha ,kadib qofku uu waxba dareemi waayo. SIDEE AYAA …
Sleeping supplements can be helpful for individuals struggling with sleep disturbances or insomnia. Melatonin Magnesium Valerian Root L-Theanine GABA (Gamma-Aminobutyric Acid) 5-HTP (5-Hydroxytryptophan) Chamomile Forms: Often consumed as a tea or in supplement form. Function: An herbal tea known for its calming effects. Benefits: May help promote relaxation and improve sleep quality. Thank you . @mohamed ibrahim/health blogger.
Saamalaylka ayaa noqday hoyga xanuunada oo dhan,waxa isbedel weyn uu ku yimaadaa dhamaan fal-dajiyeyaasha jidhka ,unugyada dhintay in la qashin saari waayo,miisaan saaid ah oo qofka fuula,Heerka sonkorta oo la xadayn waayo,Isku buuq uu yeesho bukaanku,Xanuunka asaasaqa oo kusoo degdega qofka oo da’yar,Xasuusta qofka oo yaraata iyo Dhimasho degdeg ah . Aad iyo aad uga taxadir hurdo yarida ,xilliga ugu …
Inta uu ilmuhu uu kujiro da’da dugsiga waxa aad muhiim u ah in lala socdo Vitamins ka . Ujeedada ugu weyn waa in laga hortago nafaqo darada iyo koritaanka ilmaha oo hoos udhaca. FAAIIDOOYINKA KU JIRA IN VITAMIN LA SIIYO ILMAHA :- – Waxa uu ka helayaa calcium iyo magnesium oo u wanaagsan lafaha iyo awoodda muruqa oo ah in …