Qof kasta wuxuu dabada iyo malawadka ku leeyahay xiddido dhiig. Xiddidadaasi marka ay kala fidaan oo dhumacdoodu baahdo ayaa waxaa dhaca Baabasiirka ama qoor-maaleyda. Marka caddaadis iyo riixitaan ku dhaco xiddidka ayaa waxaa dhacda in xiddidku lumiyo laastiigiisii oo ay dhumucdiisu waynaato ilaa uu noqdo kiish uu dhiiggu ku xayirmo. Luuqada Ingiriiska Baabasiirka waxaa lagu yiraahdaa Hemorrhoids ama Piles.. NOOCYADA …
HAA ,HAA sigaar cabiddu waxa ay kordhisaa halista xanuunka FAALIGGA . Halista xanuunka faaligga waxa halis ugu jira dadka sigaarka cabba marka la barbar dhigo dadka aan cabbin sigaarka. Qiiqa tubaakada waxaa ku jira in ka badan 4,000 oo kiimikooyin sun ah kuwaas oo lagu shubo sambabaha ama loo shubo qulqulka dhiigga. Kiimikooyinkaas qaarkood waxay waxyeeleeyaan darbiyada xididdada dhiigga, taasoo …
Qanjo xanuunku waa hafeef ku dhacda qanjaha, oo ah qanjidho ku yaala dalqada, qaaxada, dhuunta korkeeda sidoo kalena loo yaqaano qumanka. Hafeefta qanjo xanuunku waxay ku badantahay caruurta yaryar iyo dhalinyarada, waxa badanaa keena fayras mararka qaarkoodna waxa keenta bakteeriyo. Calamdahooda waxa ugu muhiimsan qanjaha oo qofka damqada, liqista cuntada oo ku adkaata iyo xumad. Badanaa qanja xanuunku isagaa iskii …
Dhiikarku waa cadaadis ay sameeyaan dhaman tuunbooyinka qaada sababta ugu weyna ay tahay xididada oo dhuudhuubanaya ,kadibna qarxaya ama xinjir ay xidhayso xididkii. Cadaadiskaas waxa uu ku imaada qofka oo qaadan waaya daawada dhakhtarku uu usoo qoray ,qofka oo aan ka fogaan milixda oo iyana kor uqaada heerka cadaadiska dhiigga. 1)WADNE QABATOW. Xinjirowga dhiiggu wuxuu ku qulquli doonaa socodka dhiiggaaga …