Dhiikarku waa cadaadis ay sameeyaan dhaman tuunbooyinka qaada sababta ugu weyna ay tahay xididada oo dhuudhuubanaya ,kadibna qarxaya ama xinjir ay xidhayso xididkii. Cadaadiskaas waxa uu ku imaada qofka oo qaadan waaya daawada dhakhtarku uu usoo qoray ,qofka oo aan ka fogaan milixda oo iyana kor uqaada heerka cadaadiska dhiigga. 1)WADNE QABATOW. Xinjirowga dhiiggu wuxuu ku qulquli doonaa socodka dhiiggaaga …
cuntooyinkan waxa ay kordhin karaan xaalado aanku wanagsanayn ee fadlan yarayso. 1)WAXYBAAHA MACAAN. qofku marka uu qaato wax macaan ,unugyadiisu waxa ay soo saarayaan sonkor aad u badan ,sonkortaas badan waxa ay saamaysaa maadada loo yaqaan COLLAGEN ,waxa ay inaga caawisaa in uu jidhkeenu aad isku haysto oo uu ahaado mid giigsan. Ilkaha iyo sonkorta badani waa ay isasaameeyaan waxa …
Carrabka kala firidhsan waa xaalad aan fiicnayn (oo aan kansar lahayn). Waxaa lagu aqoonsan yahay hal ama in ka badan oo dildilaacyo qoto dheer ,oo loo yaqaanno grooves, jeexjeexyo, ama jajab - dusha sare ee carrabkaaga. CALAAMADA XANUUNKA. calaamada ugu badan ee lagu arko waa dildilaac dhaman carabka dushiisa iyo hareerihiisa ah oo aan xanuun lahayn. MAXAA SABABA XAALADAN? Badanaa …
Dadka qaar kama war qabaan tirada kalori ee ay cunaan ama cabbaan maalin kasta. Waxaa laga yaabaa inay qiimeeyaan inta ay cunayaan oo ay la yaabaan sababta aysan miisaankoodu u lumin karin. Qoritaanka cunnooyinka aad cuneyso, oo ay kujiraan cabirka qeybta, waxay kuu ogolaan kartaa inaad aragto runta ku saabsan qaadashadaada cuntada. Ka dib waxaad bilaabi kartaa goynta - yareynta …