Is this normal? An early period here and there usually isn’t cause for concern. Everyone’s menstrual cycle is different. Your cycle starts on the first day of your current period and ends on the first day of your next period. A typical cycle lasts anywhere from 21 to 39 days, so the number of days spent bleeding varies from person …
Cunista cuntooyin nafaqo leh oo ay ku badan yihiin fiitamiinnada qaarkood ayaa ka caawin kara nidaamkaaga difaaca inuu ka hortago jirrada. Waxaan la hadalnay cunno-yaqaanka diiwaangashan Julia Zumpano, RD, LD, si loo fiiriyo fiitamiinadan, noocyada cuntada ee aad ka heli karto iyo sida ay kaaga caawin karaan inay caafimaad kuu hayaan. Waa tan waxa ay tiri :- Fiitamiin C. Fiitamiin …
Qiyaastii 60-70% miisaanka jirkaaga wuxuu ka kooban yahay biyo, qeybkastoo jirkaaga kamid ahna wuxuu ubaahanyahay inuu sifiican ushaqeeyo. Fuuqbaxa ayaa dhacda marka aad lumiso xaddi xad dhaaf ah oo ah biyahan jirka ee muhiimka ah. Biyo la’aantan ayaa ku dhici karta shuban, matag, dhidid, ama lumis dheeraad ah kaadidaada,sida sonkorowga oo la xakamayn waayo. Biyuhu waxay ka caawiyaan ka saarista …
Magnesium waa macdan muhiim u ah nafaqada aadamaha. MUHIIMADA AY INOO LEEDAHAY. -Magnesium waxaa loogu baahan yahay in kabadan 300 oo falcelin habdhisyada jidhka ah . -Waxay gacan ka geysaneysaa joogteynta dareemaha iyo shaqada muruqyada, -waxay taageerta habdhiska difaaca ee caafimaadka leh, -waxay wadnaha garaacdaa wadnaha, waxayna caawisaa lafaha inay sii ahaadaan kuwo xoogan. -Waxay kaloo gacan ka geysaneysaa hagaajinta …