KANSARKA KU DHACA MALAWADKA.

malawadku waa mid kamid ah sil-siladda dheer ee habdhiska dheefshiidka. Habdhiska dheefshiidu waxa uu inoo qabtaa cunto bur-burin ,in jidhka la galiyo cuntada inteeda caafimaadka qabta iyo in la qashin saaro inta aan faaiidada aan lahayn . CALAAMADAHA XANUUNKA. shuban. calool istaag. dibiraad. abateed xumo. miisaanka oo luma. daal. dhiig xaga danbe qofka ka imaad. saxaro dhiig lasocdo. YAA HALIS …

QANIINYADA XAYAWAANKA.

Xayawaanka duurjoogta ah badanaa dadku way ka fogaadaan. Wey weerari karaan, hase yeeshe, haddii ay dareemaan hanjabaad, jirran yihiin, ama ay ilaalinayaan da ‘yarta ama dhulkooda. Weerarada lagu qaado xayawaanka ayaa aad u badan. Qaniinyada xayawaanka dhif waa halis nolosha, laakiin haddii ay caabuq ku dhacdo, waxaad u yeelan kartaa dhibaatooyin caafimaad oo culus. ADEEGA AAD UQABAN KARTID HADII UU …

5 FAAIIDO OO LAGA HELO CUNISTA TUFAAXA.

1) Tamar: Tufaaxu wuxuu aad qani ugu yaqhay tamarta. xabad tufaax ah oo dhexdhexaad ah waxaa ka helikartaa tamar dhan 95 kcal(kilo calories),halka hadii aad cunto xabad tufaax oo kaliya maalintii ay kaaga filantahay miraha aad u baahanthay maalintaas oo dhan.sidoo kale tufaaxa qani ku yahay vitamin-C oo kor u qaada difaaca jirka. 2) Culeys dhimid: cilmi baaris la sameeyey …

FAAIIDOOYINKA TIMIRTA.

Timirtu waxa ay inoo leedahay faaiidooyin aad iyo aad ubadan jidhkeena waxa ka mid ah faaiidooyinkaas. 1.Timirtu waxay dhintaa Heerka ee Dhiiga,waxayna ka ilaalisaa Xiddidada Dhiigga qaada Qalafsanaanta sababtoo waxa ku jira Timirta Maadada loo yaqaano“Pectin” 2- Waxay joojisaa in ay ku dhacdo Xiidmaha Cancer, waxayna ka ilaalisaa Xanuunka Baabaasiirta, waxayna yaraysaa Dhagxanta ku dhasha Kaadi haysta,. waxay sidoo kale …