Timirtu waxa ay inoo leedahay faaiidooyin aad iyo aad ubadan jidhkeena waxa ka mid ah faaiidooyinkaas. 1.Timirtu waxay dhintaa Heerka ee Dhiiga,waxayna ka ilaalisaa Xiddidada Dhiigga qaada Qalafsanaanta sababtoo waxa ku jira Timirta Maadada loo yaqaano“Pectin” 2- Waxay joojisaa in ay ku dhacdo Xiidmaha Cancer, waxayna ka ilaalisaa Xanuunka Baabaasiirta, waxayna yaraysaa Dhagxanta ku dhasha Kaadi haysta,. waxay sidoo kale …
shubanku waa xaalad caafimaad darro oo lasoo darista caruurta yar yar . hadii ilmaha yar si degdeg ah loo geyn waayo goob caafimaad ama se loo siin waayo fuuq-celin degdeg ah ,xaaladahan ayaa uu la daris noqon karaa :- macdanaha oo kale bata. miirdoorsoon. fuuq-bax. kelyaha oo shaqadooda joojiya. cadaadiska dhiigga oo hooseeya.
Shubanku waa kordhidda tirada iyo jilicsanaanta saxarada. Taas oo kala ahaan karta in badan oo jilicsan ama fudud ilaa in badan oo biyo-biyo ah. Hal ama laba mar oo ah In yar oo jilicsan ma aha shuban, mana u baahna daaweyn. Shubanka waxaa inta badan keena xanuun feyras ah ama cunidda cunto aanay calooshu oggolayn. Haddii shubanka cunuggaagu uu keenay bakteeriya, …
achlohydria waa xaalad caafimaad darro oo lasoo darista caloosha dadka. waxa qofka ka dhamaanaysa ama se meesha ka baxaysa soodayntii calooshu ay soo daynaysay aysiidha caloosha(acid). FAAIIDOOYINKA AY ASIIDH(ACID) AY ULEEDAHAY CALOOSHEENA. faaiidooyin badan ayaa inoogu jirta in caloosheena laga helo acid si cuntada iyo habdhiska dheefshiidku uu aad ugu shaqeeyo. acid-dha calooshu waxa ay ka qaybqaadataa in lasoo daayo …