DHIIGGA CAADADA OO LA WAAYO.

dhiigga caadada oo la waayo wakhtiyo kale duwan waa xaalad caafimaad darro oo lasoo darista qofka dumarka ah. xaaladda ugu badan ee sababtaa waa xaaladda marka hooyadu ay qaaddo UUR iyo MARKA AY ILMO NAASKA-JAQSIINAYSO. CALAAMADAHA HOOS KU XUSAN WAXA SABABI KARA LABA XAALADOOD:- XAALADDA HORE xaaladda hore in dhiigga caadada la waayo waxa sababi karta in aan xiligii qaangaadhku …

XINJIRTA XIDHA XIDIDADA LUGAHA.

Waa maxay DVT? DVT waa erayo laga soo gaabiyay cudurka loo yaqaano”Deep Vein Thrombosis”, waa xinjir dhiig oo ku samaysanta xididada dhiigga dhexdiisa. Waxay had iyo jeer ku samaysantaa lugaha, marar dhif ahne gacmaha, sabatoo ah qulqulka dhiigga maraya oo gaabinaya awgiis.Guntankaa dhiiggu wuxuu joojin karaa socodka dhiigga qeyb ka mid ah ama dhammaantiisba. Waxay kaloo xinjirta ugudbi kartaa ilaa …