The 11 Best Ways to Improve Your Digestion Naturally.

Everyone experiences occasional digestive symptoms such as upset stomach, gas, heartburn, nausea, constipation or diarrhea. However, when these symptoms occur frequently, they can cause major disruptions to your life. Fortunately, diet and lifestyle changes can have a positive impact on your gut health. Here are 11 evidence-based ways to improve your digestion naturally. 1. Eat Real Food . Diets high …

MAXA AY INDHAHAYGU LA -ILMEEYAAN .

MARKA AY INDHAHA SHAY UU GALO. marka ay ishaada wax galaan way ilmaynaysaa ,waxyabaha ugu badan ee isha gala waxa ka mid ah baadadka,boodhka ,qiiqa iyo kiimikooyinka kale duwan. INDHAHA QALALAN. indhahaagu hadii ay ku yartahay ilmada waa xaalad sababi karta in indhahaagu ay ooyaan sababta ugu weyn waxa ay tahay indhahaga oo si degdeg ah uqalalayaa ,waxa aan isku …

MARGASHO.

Margashadu waxa ay dhacdaa marka aad wax cuntid waxa aad cunaysid oo u kale baxaya wax la cuno iyo waxyaabo aan la cunin. xaaladan waxa ay badanaa ku dhacdaa caruurta yar yar,maadama ay afka wax badan iska gashadaan. marka uu cunaha uu xidho shay ,qofka hawo mareenkiisi uu xidhmayaa,hawada gaadhaysa maskaxduna waa ay yaraanaysaa ,heerka oxygen ta waxa ay hoos …