Conjunctivitis is an inflammation or swelling of the conjunctiva. The conjunctiva is the thin transparent layer of tissue that lines the inner surface of the eyelid and covers the white part of the eye. Often called “pink eye,” conjunctivitis is a common eye disease, especially in children. It may affect one or both eyes. Some forms of conjunctivitis are highly …
Cunnooyinka dufanka badan iyo buurnaanta ayaa la muujiyey inay kordhinayaan halista kansarka naasaha oo ay uga sii dari doonaan natiijooyinka iyo saadaasha bukaanka kansarka naasaha. Koox cilmi-baarayaal ah oo ka socda Dartmouth iyo Dartmouth-Hitchcock Norris Cotton Cancer Center oo uu hogaaminayo William Kinlaw III, MD, waxay raadiyeen inay fahmaan sida dufanka cunnadu ay saameyn ugu yeelan karto unugyada kansarka naasaha. …
xanuunada kale duwan ee ku dhaca wadnaha ,waa xanuuno aad u ugu badan somalida . xanuunada wadnuhu aad ayey ugu sii badanayaan iyada oo loo aanaynayo isbedelka ku umid hab naloleedkeena bulsho ahaan iyo degaan ahaan. waxa isna barbar socda xanuunka faaliga oo dadka aad ugu soo badanaya 5 -tii sanno ee u danbaysay . mawduuceenan waxa aynu kaga warami …
Qanjidhka tayroodh(thyroid)ku waa mid ka mid ah qanjidhada ugu muhiimsan ee jidhkeenu u uleeyahay . Waxa uu inoo soo daaya dheecaano shaqooyinka jidhka muhiimad balaadhan u leh. 7cunto waxa ay kale yihiin:- Kaabajka. Baastada iyo bariiska. Cuntooyinka sonkortu aadka ugu badantahay sida chocolate-ka. Cuntooyinka duxda leh sida saliida iyo hilibka. Cuntooyinka warshadaysan sida jabiska. Cuntooyinka galka leh. Cabidda bunka. Sababta …