KELYO ISTAAGGA.

Kelyuhu waxa ay ku yaalaan dhabarka ,xagiisa hoose. Kelyo istaagu waa xaalad caafimaad darro oo keenta in shaqada badan ee kelyuhu ay inoo hayaan meesha ka baxaan.  SHAQADA KELYUHU INOO QABTAAN. In ay inoo sifeeyaan dhiiga iyaga oo ka saara uskaga iyo waxyaabaha aan caafimaadka lagu arag. Waxa ay ka qaybqatan isku dheeli tirka macadanaha. Waxa ay ka qaybqatan samaysanka …

10 Tips for Preventing Infections Before and During Pregnancy.

Some infections before and during pregnancy can hurt both you and your developing fetus. They can cause serious illness, birth defects, and lifelong disabilities, such as hearing loss or learning problems. Here are 10 tips to help prevent infections before and during pregnancy: Protect yourself from Zika virus.Zika virus can be passed from a pregnant woman to her fetus during …

khudaarda cagaaran.

Khudaarta cagaaran ee caleenta ahi waa hodan nafaqo leh maxaa yeelay caleemaha waxaa kujira mashiinka iftiinka, tamarta-badalida dhirta. Cagaarka saladhku waxay ka kooban yihiin fiitamiin A, Fiitamiin C, beta-carotene, kalsiyum, folate, fiber, iyo dheecaannada jirka (eeg Shaxda 1). Khudaarta caleenta ahi waxay u fiican yihiin cunnooyinka caafimaadka leh maxaa yeelay iyagu malaha kolostarol waana dabiiciyan kalooriyeyaasha iyo soodhiyamka ku yar …

CAABUQA KU DHACA GANACA.

Caabuqa ku dhaca ganacu waa xalad degdeg ah qofka lasoo darista ,daawayn iyo qalniin degdeg ah hadii loo baahdo ayaa uu qofku u bahanyahay. Xaalada ugu horaysa qofka caabuq kaga dhacay  ganaca waxa lagu arki karah xanuun aad u daran  oo uu qofku ka dareemo  uur ku jirta . Waxa xanuunkan markii uhoraysay xaqiijiyey nin layidhaa regmalfits  sanadkuna waxa uu …