Toxoplasmosis.

Xanuunka toxoplasmosis   waa cudur ka dhasha infekshen dhaliyaha  toxoplasma gondi . Caabuqu inta badan waxa uu ku dhashaa  cunidda cunto  aan sifiican loo Karin iyo udhawaanshiyaha meelaha bisaduhu ku badan yihiin,taas oo sahlaysa isku dhawaanshiyaha cuntada  iyo weelka oo bisaduhu sifudud u quuadan karaan hadhaaga cuntada  hadhow marka mid kale loogu ridayoo aan biyo kulul iyo aan sifiican loo maydhayn. …

Kuduudiye.

Kuduudiye ama Kuduudshe, waaa xanuun uu keeno fayruska  Chikungunya, qofka uu ku dhaco ayaa calaamad waxaa u ah qandho soo boodo ah oo haysa labo ilaa todobo maalin, waxaana ku xiga xanuuno todobaad bil ama sanado qaata, wuxuu wataa xaglo (kala goysyo) xanuun badan, u dhimashada cudurkaan ayaa aad u yar, qiyaastii 1000kii hal ayaa u dhinta haduu alle qadaro, dadka da’da …

Muxuu yahay xiriirka ka dhexeeya akhriska iyo caafimaadka maskaxda?

Dhammaanteen waan ognahay waxa ay ka dhigan tahay ku talax-tegidda akhrinta buug fiican, balse aqoontu ma kobcin kartaa caafimaadka maskaxdaada? Khubarradan ayaa ku doodaya in buugaagtu ay kobciyaan maskaxda oo loo adeegsan karo in qof lagu daaweeyo, waxayna soo jeedinayaan talooyinkan oo wax ka tari kara dejinta naftaada… Inaad doorato nooca buugga saxda ah wuxuu ku siin karaa awood iyo …

Preventing hepatitis A.

Hepatitis A is inflammation (irritation and swelling) of the liver caused by the hepatitis A virus. You can take several steps to prevent catching or spreading the virus. Handwashing. To reduce your risk of spreading or catching the hepatitis A virus: Always wash your hands thoroughly after using the restroom and when you come in contact with an infected person’s …